Madaxwaynaha Galmudug oo xariga kajaray garoon diyaaradeed oo laga hirgaliyay degmada Balanbal

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha garoon diyaaradeed oo laga hirgaliyay degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud owna kaqayb galay Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaariye,masuuliyiin katirsan 2da gole ee Galmudug oo uu kamid yahay wasiirka wasaarada Gaadiidka Cirka iyo duulista hawada Galmudug,Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo madaxda maamulka degmada Balanbal ayaa xariga ayaa xariga looga Jaray garoon diyaaradeed oo si isku tashi ah bulshada degmadaasi oo kaashanaya jaaliyada kasoo jeeda kudhisteen. madaxwaynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye”QoorQoor”ayaana xarig jaray kaasi oo hada kadib si rasmi ah ushaqay doona.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nur.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here