Munaasabad lagu caleemasaarayeyy gudoonka sare ee degmada Ballanle oo Lagu qabtay degmadas.

0
69

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu caleemasaarayeyy gudoomiyaha degmada Ballanle oo Lagu qabtay degmada Balanble

Waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye
Guddoomiyaha degmadda Dhuusamarreeb Geedaqarow
,odayaal dhaqanka degmada iyo masuulin kal4 oo ka Tirsan maamulka galmudug.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here