Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdigaan oo kasocday Hay”ada qaxootiga u qabilsan qaramada midoobay ee UNCHR ayaa kulan laqatay maamulka degmada Cadaado.
kulanka marki uu sodhamaday kadib waxa warbahinta uga warbixiyey gudoomiyaha degmada Cadaado Farax Diriye Warsame.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nur