Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deeqdaan oo iskugu jirtay raashin, katiifado, buskud iyo timir ayaaa waxaa ka faa’ideystay dad iskugu jira kuwa ka soo hayaamay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood iyo kuwa ay sameysay abaarta ka jirta dalka wxaana deeqda gaarsiiyay wasaarada haweenka iyo hormarinta qoysaska buntiland
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Libaan Mohamed Abdi