Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo shacabka galmudug ugu baqay iney xooga saran wax soosarka beeraha iyo kheyradka bada.

0
98
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye oo ku sugan Degmada Guriceel ayaa xariga ka jaray beerta Deegaanka laanle ee duleedka Guriceel.
Madaxweyanaha waxaa xarig jarka ku wehliyay xubo ka tirsan Golayaasha Dowlada Fadaralka, labada gole ee Dowlad goboleedka  Galmudug, Maamulka Gobalka Galgaduud, iyo maamulka Degmada Guriceel.
waxana Madaxweyne Qoor Qoor ugu baqay dadka reer Galmudug in ay xooga saran wax soosarka beeraha iyo bada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here