Madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

0
110

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle umagacaabay Gudoomiyaha cusub ee  Gobalka Mudug.

Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle ayaa kamid ahay Saragisha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here