Maamulka Gobolka Banadir oo lacag ugu yaboohay gurmadka dadka dalka Turkiga ee Dhul-garuirku sameeyey.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili Dowlada soomaaliya ay wado gurmadka dadka dalka Turkiga ee sameynta kuyeshay dhul-gariirki kadhacay dalkas ayaa Maamulja gobolka Banaadir qeyb kanoqden gurmadkas.

Ku Simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Mohamed Ahmed Diiriye Yaboh ayaa ku dhawaaqay in maamulka Gobolka uu $250.000 (Laba boqol iyo Konton Kun oo Doollar) kaga qeyb qaadanayo Gurmadka walaalaha Turkiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here