Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabeelle ayaa ka warbixisay qorshaha u dagsan sanadkaan ee dhanka wax soo saarka beeraha ah.
Isku duwaha wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle Cabdullahi Colow Cabdi Ayaa sheegay in sanadihii hore ay beeraleyda saameeysay fatahaadaha uu sameyn jiray wabiga shabeelle.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liban Mohamed Abdi