Haween kunool Dhuusmareeb oo ku baaqay in la hormariyo hanaanka Akhriska iyo qoraalka galmudug

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hormarka heerka akhrista ito qoraalka ee haweenka soomaliyeed ayaa sare u kacay dhowrkii sanno ee u la soo dhaafay iyadoo bulshada intooda badni ay ku baruurugeen faaiidooyinka iyo waxtarka akhriska iyo qoraalka. fartuun ahmed mohamudd iyo Faadumo Ahm4d waxay ka mid yihin ah dhalinyarada dhuusmareeb waxaanan ka wareysatay culeysyada  dadka qaar  ka haysta dhianaca akhriska iyo qoraalka iyo siada loo hormin karo  hanaanka akhriska ..

Sidokle Shamis Mahad oo dadka badankii ku yaqaanan Hil agoon waana  qoraa buuugga caanka ah ee hiil agoon  mar ay qadka telefanka iigu waramaysay ayaan wax ka weydiiyey   kaalinta ay  haweenka  kaga jiraan akriska iuo qoraalka iyo faa’iidooyinka uu wax akhriska u leeyahay nolosha bulshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here