Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Tababar aqoon kororsi ah uqabatay waaxda dakhliga Dowladda hoose Dhuusamareeb

0
91

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga furtay Tababarka Macluumaadka Tignoolojiyadda waaxda dakhliga Dowladda hoose ee degmada Dhusamareb.
Tababarka Ayaa waxaa furay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Osman Adan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here