Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay warbixinta sahanka miisaaniyadda qoyska Soomaaliyeed

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay warbixinta sahanka miisaaniyadda qoyska Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay hay,adda Statisticada qaranka iyo wasaarada qorshaynta maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha xfs.
Hay,adda istaatisfikada qaranka ayaana soo bandhigtay warbixinta sahanka miisaaniyadda qoyska soomaliyeed kadib tirakoob ay samaysay taas oo wax badan ka tari doonta in la ogaado baahiya qoysaska somaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here