Maamulka degmada Qardho oo kaashanaya laamaha amaanka gobolka oo burburiyay dhul daaqsimeed ay dad gaar ah horay xaraysteen

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Qardho oo kaashanaya laamaha amaanka gobolka iyo kan degmada ayaa burburiyay dhul daaqsimeed ay dad gaar ah horay u qaateen. Duqda degmada qardho cabdi siciid qal iyo taliyaha ciidanka gobolka kar kar cabdirisaq farax warsame ayaa
Sheegey in ay san jirin doono cid laga aqbali doono in ay dhistaan dhulka danta guud Sido kole bulshada ayeey ugu baaqeen in ay arrinta la digtoonaadan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sadio Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here