Munaasabad ay ku qalin jibiyeen gabdho la baray xirfada farsamada gacanta oo lugu qabtay Magaalada Muqdisho

0
99

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munasabadan oo shahadooyin lagu siyey 260 arday oo gabdha kuwaas oo bartay farsamada gacanta sida Cilaan saarka, harqaan tolista, iyo waxyabo kale.
Waxana xaflada kasoqeyb galay Agasimaha guud ee wasarada Haweenka XFS masuliyin katirsan maamulka gobolka Banadir iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here