Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli dadka deegaanada mihiga ee kafog magaalooyinka waawayn ay kubaraarugeen waxbarashada caruurta ayaa Dadka Deegaanka Afrax Muuse ee hoostaga degmada Guriceel waxa ay codsadeen in loo kordhiyo fasallada school deegaankaas kuyaal kaasi oo si isxilqaana bulshada deegaankaasi kusamaysteen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.