Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ujeedada tabarkan ayaa ahaa hagida macallinka iyo awoodsiinta waxbarashada degdega ah, waxaana loo qabtay 40 maamule oo kala socday Magaalada jowhar iyo tuulooyinka hoosyimada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liban Mohamed Abdi