Galmudug oo wadda diyaarinta sharciga ka kaluumaysiga badda

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo ay jiraan maraakiib iyo doonyo si sharci darro ah kaga kaluumaysta badda Soomaaliya gaar ahaan badda Galmudug ayaa wasiir kuxigeenka wasaarada kaluumaysiga Galmudug Abdidahir Husen “Dhagadheere”oo lahadlay Radio Daar-Dheer waxa uu sheegay inay wadaan diyaarinta sharciga kaluumaysiga bada Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here