ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda FS oo soo xiray shirka Bankiyada Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaaladda Muqdisho

0
80

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Sheikh Adan Madoobe ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray shir labadii maalmood ee lasoo dhaafay u socday Bankiyada dalka. Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Ururka bangiyada Dalka waxaana dooradda lagu saaray sidii loo hormarin lahaa adeegga bangiyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here