Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdule iyo gudoomiye kuxigeenka degmada Mukhtaar Cabdulaahi Maxamed ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Saldhig boolis iyo xaruun cusub oo ay yeelaneeyso degaanka xinbarwaaqo kuwaasi oo loogu adeegi doono bulshada ku nool deegaanka Xinbarwaaqo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liban Mohamed Abdi.