Maamulka degmada Dhuusamareeb oo sheegay inay ilaalinayaan haweenka barakacayasha si aan tacadi loogu gaysan

0
47

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda haweenka iyo Xuuqul in saanka ee maamulka degmada Duusamareeb Faadumo Maxamed Jaamac oo marti ku aheyd Barnaamijka Haweenka ee Radio Daar-Dheer ayaa sheegtay in ay tilaabo kaqadi donaan cid kasta oo iskudeyda iney tacadi kula kacaan haweenka barakacyaasha ah ee Dhuusamareeb kaxoogsada taa oo qayb ka ah tilaabooyinka maamulku ku ilaalinayo haweenka si aan loogu xadgudbin sharafkooda iyo danimadooda.
Agaasime Faadumo ayaana kacodsaday haweenka barakacayaasha ah iyo kuwa danyarta inay lasoo xariiraan hadii ay lakulmaan tilaabo si qofka dhibka ugaysta loosoo qabto loona horkeeno sharciga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here