Gaddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo bulshada ugu baqay ilaalinta jarista dhirta .

0
99

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gaddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo bulshada ugu baqay ilaalinta dhirta .
Sacdiyo Cabdulqaadir yuusuf

Inta badan dhirta dalkeena wax sameyn ku yeeshay burburkii dalkeena soo mara taa oo ay ka dhaxashey inay sanhelin daryeelkii ay ubaaneed taa bedelkeedka dadka reer mihiga ahb ayaa dhirta jara si ay noloshooda ugu mareeyaan madaba dalka inta badan ay sameysa abaarta bahsan

Gadoomiyaha guddiya arrimaha bulshada
Golaha deeganka dhusmareeb Dr Sulaymaan Yuusuf Ahmed ayaa bulshada qeybahooda kala duwan ugu baqay joojinta xaalufinta dhirta

Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sacdiyo Abdulkadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here