Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo deeq Gargaar ah ku wareejiyey Wasaaradda Haweenka XFS

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa waaayadii dambe waday dadaalo gurmad lagu gaarsiinaayo dadka abaaraha ay saameeyeen ee kunool guud ahaan dalka.Haddaba Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Maxamuud Macalin Abdulle ayaa 6,000 oo Qoys Gargaarkooda ku wareejiyey wasiirka wasaarada Haweenka XFS Khadiija Maxamed Diiriye iyo Hoggaanada Hay’addaha haweenka Dowladda ku matala.

Warbixintan waxaa soo jeedineya-Liban Mohamed Abdi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here