Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bandhigga Carwada Wershedaha dalka oo ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro hal-abuur aha ayaa laga daahfuray magaalada Muqdisho waxaana Bandhiigan furitaankiisa kasoo qayb-galay masuuliyiin ay kamid yihiin Guddoomiayaha Gobolka Banaadir iyo Madaxda Rugta Ganacsiga dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedineya-Abdidahir Garad Ali.