Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland iyo maamulka degmada Dhoobley ayaa daah-furay mashruuca master baleenka dhismaha wadada halbowlaha u ah degmada Dhoobley Ee gobolka jubbadda hoose . Waxna sida jirka ah uga hadley
Gadoomiyaha degmada Dhoobley xasan Cabdi xaashi iyo taliyaha amniga guud Mohamed Haybe ayaa ka hadleen dardargalinta wadooyinka degmada
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf