Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo sheegtay inay qaadanayso shaqaale cusub

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug ayaa qoraal ay kubahisay  barta wasaraddu kuleedahay Facebook kusheegtay in ay qadaneyso shaqal cafimaad oo cusub.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here