Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- kadib kulan kaqabsoomay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose eyna soo qaban qaabiyeen maamulka degmada kana qayb galeen qaybaha bulshada degmadaasi ayay maamulku bulshada kala hadleen kaqayb qaadashada sugida nabad galyada iyo in gacan kasiiyaan maamulka hormarinta adeegyada degmada.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad.