Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlay waxka qabashada wabiga shabelle ayaa ka dhacay wabiga dhexdisa iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ururarada haweenka, maamulka degamada jowhar, ciidamada amniga,wasaaradda beeraha hirshabelle iyo wasaaradda haweenka hirshabeelle si looga hortago in wabigu marka uu niyo keeno uusan usamayn fatahaad saamayn kuyeelata beeraha iyo magaalooyinka dadku daganyihiin.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali