Dhakhaatiirta Degmada Dhoobley oo bulshada kaga digay isticmaalka daawada dhacday

0
111

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo dowlada federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ay dadaal xooggan ugu jiraan kahortagista daawooyinka iyo raashinka dhacay ee dalka lakeeno iyo kaganacsigooda ayaa dhakhaatiirta degmada Dhooblay ee gobolkla jubbada hoose dad waynaha kaga digeen khatarta kadhalan karta isticmaalka daawooyinka dhacay.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here