Wasiirka ganacsiga Galmudug Dhuusamareeb ka daah furay shirkad ka shaqeysa dhismayasha casriga ah … Xamdi Diiriye

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka ganacsiga Galmudug Dhuusamareeb ka daah furay shirkad ka shaqeysa dhismayasha casriga ah oo ay maalgaliyeen qurbejoogta Reer Galmudug.
Munaasabada waxaa ka qeybgalay

madax ka kala socata golayaasha deegaan, maamulka caasimadda xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowladda goboleedka Galmudug.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya: Xamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here