Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-kadib kulan kadhacay deegaanka Gadoon ee hoostaga caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb kaasi oo 40km na kaxiga dhanka bari ayna bulshadaasi laqaateen madax iskugu jirtay 2da gole ee dowlad Goboleedka Galmudug oo uu hoggaaminayay wasiir kuxigeenka wasaarada xannaanada xoolaha Galmudug Shariif Abdinur Barre ayay bulshada deegaankaasi dalbadeen in Gadoon noqoto degmo buuxda oo Galmudug katirsan maadaama Galmudug ay samaynayo degmooyin cusub.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur.