Maamulka Degmada Mahadaay oo codsiga in loo gurmado dadka abaartu saamaysay

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-iyadoo dalka ay kajirto abaar daran oo saamayn kuyeelatay nolosha dadka iyo duunyada ayaa dadka ludhaqan deegaanada hoostaga degmada Mahaday ee Gonolka Shabeelada Dhexe waxaa soo wajahday xaalad dhanka nolosha ah sida uu sheegay gudoomiyaha degmada Mahaday Saalax Axmed.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here