Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS oo Muqdisho ka furay Kulanka isku duwidda hawlaha Caafimaadka Soomaaliya

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan Oo socon doona ayna ka soo qeybgaleen masuuliyinta wasarada Caafimaadka, xubna ka socda maamul goboleedyada ,deeq bixiyaasha daryeelka caafimda iyo qeybaha kale ee bahda caafimaadka ayaa xooga lagu saarayo hormarinta howlaha Caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka iuo tayeynta shaqalaha Caafimaadka.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here