Shirka wasaaradaha hanaanka diiwaangalinta ganacsiga oo Dhuusamareeb lagu sogan gaba gabayey

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah uga socday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dawlad Goboleedyada; Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Agasimaha guud ee wasarada Ganacsiga iyo Warshadaha XFS mudane Mohamed Saney Dalmar ayaa aqriyey qodobada kasobaxay shirkan.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here