Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka barakacayaasha ah ee kunool xeryaha barakacayaasha kismaayo ayaa sheegay in xiligan soo foodsaartay xaalad oo dhanka nolosha ah una baahanyihiin gurmad bini’aadanimo.waxayna maamulka jubbaland iyo hay’adaha samafalka kacodsadeen in loo gurmado.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad.