Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkii 2aad ee wadatashiga wasaaraddaha dhallinyarada iyo Ciyaaraha heer Federaal, heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir ayaa lagu soo gabogabeeyay Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha XFS Cabdiraxiin Warsame Diiriye ayaa Warbaahinta u aqriyey warmurtiyeedka ka soo baxay shirka.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur