Dowladda Soomaaliya oo deeq gargaar ah kala wareegtay dowladda Imaaraadka Carabta

0
59

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi kala wareegay deeq gargaar ah oo ka timid dowladda Imaaraadka Carabta.

Deeqdan gargaarka oo dhan kun tan ayaa waxaa dekedda Magaalada Muqdisho ka soo dajiyay markab laga lee yahay dalka Imaaraadka Carabta iyadoo deeqdan loogu talo galay dadka abaaruhu sameeyeen ee ku nool gobollada dalka.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here