Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka kunool deganada Ilix Madaraso iyo Labidule oo hoosyimada magalada Dhuusamareeb ayaa lawadagay bulshada degnaanka Ceel-Dheere dhibatada lagu haayo xalufinta dhirta deganadaan.
Dadka deganadaan ayaa sidookale soosaray qodobo loga hortagayo xalufinta dhirta.
Gudoomiyaha degaanka Ceel-dheere Cali Siciid shire ayaa balan qaday in ay hirgalin donaan qodobada ay bulshada sosareen.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur