Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo lagu xarig jarayay wadada Astaan Hobyo waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Gaalkacyo, xubno ka tirsan golaha deeganka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyeen kale.
Dhismaha wadadaan Astaan hobyo ayaa waxaa iska kaashaday UN-JPLG iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Abdidahir Garad Ali