Tababbar ku saabsan tebinta wararka maxkamadaha oo lagu qabtay Jowhar..

0
92

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Tababarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen Shabakadda Wariyayaasha Gabdhaha Soomaaliyeed (Media Women Network) ayaa Kafurmay Magaalada Jowhar waxaana loo qabtay Wariyayaasha Kunool Magaalada Jowhar.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Liibaan mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here