Maamulka Gaalkacyo Galmudug oo olole nadaafadeed ka sameeyey kaamamka barakacyaasha ee magaaladaasi.

0
73

Maamulka Dowladda Hoose Ee Dagmada Gaalkacyo Oo kaashanaya Hay’adda (NoFYL) ayaa Maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey Qaar ka mid ah kaamamka dadka barakacyaasha ah ee ku yaalo Magaalada Gaalkacyo.

Ololahan ayaa socon doona muddo afar bilood ah sida ay sheegeen xubno katirsan Maamulka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo waxana ka qayb-qaadanaya dadka ku nool xeryaha Barakacayaasha ee Gaalkacyo.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here