Madaxweynaha Somaliya oo saxiixisay 8 sharci oo baarlamanku ansixiyay..

0
96

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah.

Sharciyada Madaxweynahu saxiixay oo ahaa 8 sharci ayaa ahaa kuwa muhiim ah hormarka dalka.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Xamdi Diiriye Cali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here