Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay kasoo kabashada aafooyinka.

0
90

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta iyo iskashiga caalamiga Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay mashruuca kasoo kabashada xasaradaha iyo aafooyinka ee loo yaqaano (SCRP).

Agasimaha guud ee wasaaradda qorsheyta downlad goboleedka Jubbaland ayaanle xuseen Mohammed ayaa kahadlay waxyabaha kulanku ku sabsanaa sidoo kole wax uu soo hadal qaaday sidii loo kordhin lahaa gar gaarka la gaarsiinaya dadka abaartu sameysay.

Warbixintan waxaa soo jedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here