Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadan ayaa ahyd mid Maalgalin ganacsi loogu sameeynayey qaar ka mid ah haweenka ganacsiyada yaryar ku leh magaalada Dhuusamareeb.
Barnaamijka Hodmiye ee horumarinta dhaqaalah Dumarka ayaa wejigiisa koowaad waxaa Dhuusamareeb ka daahfuray .maamulka bankiga Amal qeybtiisa Galmudug oo haweenka hal abuurka ganacsi leh ku maalgeliyay $500 midkasta oo sida ay maamulka Bangigu sheegeen ay isaga soo celinayaan muddowax sanad ah.
Warbixinta waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali