Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa markii ugu horeysay maalma ka hor Bangiga Amal uu Dhuusmareeb ka daahfuray wejiga koowaad ee maalgelinta ganacsiyada yaryar ee haweenka oo ay ka faa’iideysteen 45 haween ah, ujeedka maalgelinta loo samayey haweenka iyo waxa ay kusoo kordhin karto ganacsiga yar yar ee haweenka waxaa sharaxaad ka bixinaya Maamulaha Amal Bank qaybtiisa Dhuusmareeb Ahmed Xasan aadan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Diriye Ali