Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo mashruuc biyo galin ah oo ay ka wadda deegaannada Jubbaland.

0
94

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaraadda Tamarta iyo Biyaha maamulka Jubbaland ayaa bilowaday Mashruuca biyaha galinta ee lagu wado in biyaha laga soo jiido webiga Jubba kaas la filaayo in la keeno magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku teedhsan..
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland Axamd Xuseen Baraki ayaa waxuu ka warbixiyay mashruuca biya galinta iyo waqtiga la filaayo in lagu soo gab-gabeeyo mashruucaasi.

Waxaana soo jeedinaysa:-Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here