Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraha XFS oo kahadlay furitanka ciyaraha dowlad goboleedyada dalka

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud ayaa kahadlay furitaanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka waxa sidokale wasiirku sheegay in Wasaaraddu waddo qorshe garoomada dalka Habeenkii lagu ciyaarayo.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here