Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Cabdirashiid Maxamed Cabdi agaasimaha waasaarada dakadaha iyo kaluumaysiga Galmudug oo wareysi siiyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in Kaluunka laga soo saaro Xeebaha Galmudug loo suuq geeyo degaano katirsan Soomaaliland Iyo Puntland, hadana ay waasardu wado dadaallo ku saabsan sidii Hirshabeele suuq kaluunka xeebaha Galmudug laga soo saaro ugu heli lahayeen ganacsatada kaluunka ee Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur