Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Galmudug oo War-biyood ka hirgalisay deegaanka Higlaale ee duleedka Dhuusamareeb.

0
93

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Degaanka Higlaale oo 16Km kaga beegan dhanka bari magalaada Dhuusamareeb ayaa wasaaradda Tamarta Iyo Kheyradka biyaha Galmudug ka hirgalisay warboyood cusub oo loogu talagalay in laga faa’ideysto xilliga. jiilaalka.Agaasimaha guud ee wasaarada Tamarta iyo Kheyradka biyaha Galmudug mudane Ibraahim Abdulkadir oo kormeeray dhismaha wartaan ayaa kahadlay muhimada ay ledahay.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here