Caruur ku geeriyootay dab ka kacay guri ku yaalla magaalada Muqdisho

0
71

 

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Agaasimaha waaxda gurmadka deg dega ah ee Dowladda Hoose Xamar Cabdiqani Maxamed Axmed ayaa warbaahinta u sheegay in 3 caruur ah ay ku geeriyootay Dab ka kacay guri ku yaala Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here