Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Hiiraan oo daahfuray xarun ganacsi oo laga hirgeliyay magaalada Beledweyn.

0
111

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan laga daahfuray xarunta cusub oo ganacsi taasi oo iibinaysa qalabka kala duwan ee guryaha,
Munaasabaddda daahfurkana waxaa joobjoog ahaa Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Hiiraan ,milkiilayaasha xarunta cusub ee Maqsuud faraceeda labaad iyo masuuliyin kale.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here