Xilliga shaqada Garoomada Sallaxa ah ee magaalada Dhuusamareeb oo isbeddel ku yimid.

0
114

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa isbeddel laga dareemayaa Garoommada sallaxyadda magalaada Dhusmareeb ee caasimadda Galmudug xilliga bisha Ramadan.

Hashim maxamad maxamuud oo maamule ka ah mid kamid ah garoomada sallaxa ah ayaa Radio Daar-Dheer uga warramay isbedelka  ku yimid goobaha ciyaraha Dhuusamareeb.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here